Friday, October 14, 2016

Maleeshiyaad Qabsaday Xarrunta Shirka Hir-Shabelle

Warar goor dhowayd naga soo gaaray magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maleyshiyaad hubeysan ay duhurnimadii maanta qabsadeeen xaruunta uu ka socdo shirka maamul u sameynta goballada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe ee magaalada Jowhar, sida ay sheegayaan warar xog-ogaal ah oo aynu ka helnay goobta uu shirku ka soconayo.

from VOA http://ift.tt/2dp5tyb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment