Tuesday, October 18, 2016

Baarlamaanka J/Land oo Dhageysanaya Musharrixiinta Aqalka Sare

Baarlamaanka maamul golbeedka Jubbaland ayaa maanta bilaabay dhageysiga khudbadaha xubnaha u tartamaya in maamulka ay u matalaan Aqalka Sare ee Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2ee16q0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment