Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyaadka al-Shabaab ay weerareen xarrunta saldhigga degmada, halkaas oo laga maqlayo rasaaas xooggan, sida ay dad goob joogayaal ahi VOA u sheegeen.
from VOA http://ift.tt/2doyM0G
via IFTTT
No comments:
Post a Comment