Friday, October 28, 2016

Miyey Baxsadeen Hogaamiyaasha Daacish?

Waxaa jira dareen sii kordhaya oo ah in marka ciidamada isbaheysigu gacanta ku dhigaan magaalada Mosul ee dalka Ciraq aanan halkaasi loogu tagi doonin hogaamiyaasha sare ee ururuka Daacish, marka laga reebo tiro yar oo dagaalyahana ah hadiiba loogu tago.

from VOA http://ift.tt/2e6IZTh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment