Sunday, October 2, 2016

Culimada: Qoondada Haweenka Diin Ma ahan

Hey'ada Culimada Soomaaliyeed ayaa si cad uga hor timid qoondada boqolkiiba 30-ka ah ee la rabo in dumarka Soomaaliyeed laga siiyo baarlamaanka Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2d63KLT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment