Magaalada Baladweyne, waxa ku sugan dhalinyaro sheegey inay si iskood ah isu xilqaameen, kuwaas oo halkaasi ka wada socdaal ay ugu magac darreen "Socdaalka nabadda iyo isdhexgalka bulshada." Waxay magaalada kula kulmeen dhalinyaro kale, iyagoo howlo nadaafadeed ka fuliyay gudaha magaaladaasi.
from VOA http://ift.tt/2dwVoT3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment