Saturday, October 8, 2016

Duqayn ka Dhacday Muqdishu

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhaawacantay duqayn loo adeegsaday hoobiyeyaal oo galabta ka dhacday Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2d2LTVe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment