Guddida Doorashada Dadban ee Soomaaliya oo shirjaraa'id qabtay ayaa sheegay in hal dawlad goboleed ay u soo gudbiyeen liiska xubnaha u sharaxan Golaha Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2edOvom via IFTTT
No comments:
Post a Comment