Saturday, October 1, 2016

Isbitaalka Xaleb oo La Duqeeyey

Shaqaalaha gargaarka ayaa sheegay in isbitaalka Kaliyah ee ka shaqeynayey qeyb ka mid ah dhinaca bari ee magaalada Xalab oo ay ka dagaalamaan xoogaga mucaaradka la duqeeyeen, taasoo ka dhigeysa duqeynti labaad oo isbitaalka lala beegsado muddo gaaban gudahood.

from VOA http://ift.tt/2d5dINr
via IFTTT

1 comment: