Qarax culus ayaa goor dhowayd ka dhacay magaalada Muqdishu, waxaana wararku sheegayaan in qaraxan lala beegsaday maqaayad u dhow xabsiga Godka Jilicow. from VOA http://ift.tt/2dvEzCd via IFTTT
No comments:
Post a Comment