Sunday, October 9, 2016

Sidee Ayey u Dhacday Dooddii Labaad ee Trump iyo Clinton?

Intii lagu guda jiray dooddii labaad ee madaxweyne oo ay la yeelatay Donald Trump, ayaa Hillary Clinton waxa ay sheegtay in marnaba ciidamo dhulka ka dagaalama aysan u diri doonin dalka Syria.

from VOA http://ift.tt/2d1Hdne
via IFTTT

No comments:

Post a Comment