Monday, October 10, 2016

Xildhibaannada Mucaaradka Djibouti oo Cabanaya

Xildhibaannada mucaaridka ee golaha baarlamaanka Djibouti ayaa tilmaamey iney ka cabanayaan in mikrafoonka laga xirto oo afka la qabto marka ay ka hadlayaan golaha dhexdiisa.

from VOA http://ift.tt/2e1XO6I
via IFTTT

No comments:

Post a Comment