Ra'isul Wasaarihii hore ee Bortaqiiska Antonio Guterres ayaa si aan rasmi aheyn loogu doortay inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee bedeli doona, Ban Ki Moon, waxaa lagu wada in si rasmi ah xilkaasi loogu doorto maalmaha soo socda.
from VOA http://ift.tt/2df3udp
via IFTTT
No comments:
Post a Comment