Wednesday, October 5, 2016

Puntland: Cabsi Laga Qabo Abaaro

Maamulka Puntland ayaa ka digay abaaro ka dhalan kara roob yari ka jirta deegaanada Puntland. Gu'gii lasoo dhaafay oo aanan hoorinna, waxuu dhaliyey cabsi badan iyadoo dadku ay kasii baqayaan in deerta ay hoori waydo.

from VOA http://ift.tt/2dugVsY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment