Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaallo soo cusboonaaday oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacayo, sida ay sheegayaan goobjoogayaal. from VOA http://ift.tt/2dzAYEY via IFTTT
No comments:
Post a Comment