Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay go'aankii dhowaan kasoo baxay hay'adda Culimada Soomaaliyeed ee ay kaga soo horjeesteen qoondada 30% ee haweenka Soomaaliyeed laga siinayo kuraasta baarlamanka. Waxaa barnaamijka Muqdisho kusoo diyaariyey weriyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
from VOA http://ift.tt/2dSbW7x
via IFTTT
No comments:
Post a Comment