Sunday, October 9, 2016

Ethiopia oo Ku Dhawaaqday Xaalad Deg Deg Ah

Ra'isulwasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa dalka geliyey lix bilood oo xaalad deg deg ah, kadib rabshado ay dad badan ku dhinteen oo dalka ka dhacay.

from VOA http://ift.tt/2e4RxMs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment