Sunday, October 9, 2016

Liiska Musharrixiinta oo la Gudbiyay

Afarta maamul goboleed ee Somalia ayaa si rasmi ah guddiga doorashada Dadban u gudbiyay liiska murashaxiinta u tartamaya aqalka sare, iyadoo maamul-goboleedka K. Galbeed uu soo buuxiyey qoondada dumarka ee la iska doonayey.

from VOA http://ift.tt/2egCEpi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment