Saturday, October 1, 2016

Kenya oo Lagu Eedeeyey Hablo ay Toogteen

Ururada Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya ayaa su'aalo ka keenay toogasho ay boolisku ku dileen saddex gabdhood horraantii bishii September, saldhig boolis oo ku yaala magaalada Mombasa.

from VOA http://ift.tt/2dlonWc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment