Qarax isna ka dhacay magaalada Garbaharey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ku dhaawacmay afar qof. Qaraxan ayaa ka dhacay meel dukaamo iyo goobo ganacsi ay ku yaalaan oo dadku ay ku badanyihiin sida uu VOA u sheegay Gudoomiyaha Degmada Garbaharey Nuur Sheekh Maxamed Buraale.
from VOA http://ift.tt/2cIFnrb
via IFTTT
No comments:
Post a Comment