Monday, October 3, 2016

Madaxweyne Xasan oo Socdaal ku Tagey Baydhaba

Madaxweynaha ayaa maamulka Koonfur Galbeed iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka kala hadlay sidii loo xaqiijin lahaa in dumarku ay helaan kootada 30% ah ee looga qoondeeyay baarlamanka.

from VOA http://ift.tt/2dEdt19
via IFTTT

No comments:

Post a Comment