Inka badan laba boqol oo ciidamo boolis ah, ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo, waxaana ciidamadaan ay kamid yihiin ciidamada loogu tala galay inay sugaan amaanka goobaha ay ka dhaceyso doorshada xildhibaanada cusub ee lagu wado inay ka bilaabato magaalada Kismaayo.
from VOA http://ift.tt/2dWDqYw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment