Tuesday, October 4, 2016

Norway oo Dad Soomaali ah Dib u Celisay

Bilihii u dambeeyay waxaa la sheegay in illaa iyo 10 qof oo Soomaali ah oo dhallinyaro u badan laga celiyay dalka Norway laguna celiyay meelo kala duwan oo Soomaaliya ka mid ah.

from VOA http://ift.tt/2dEVIt1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment