Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku geeriyootay dagaal shalay gelinkii danbe ku dhexmaray deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo Kooxda Al Shabaab. from VOA http://ift.tt/2cC8Hy2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment