Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa go'aan kama danbays ah ka soo saartay dacwad mudooyinkanba ka dhex taagnayd xisbiga mucaaridka ah ee UCID. Waxay maxkamaddu go'aan ku soo saartay inay mudo lixdan maalmood gudahood ah ay shir aan caadi ahayn ku qabsadaan labadan dhinac.
from VOA http://ift.tt/2dbkch5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment