Wednesday, September 21, 2016

Nusoj oo Walaac Ka Muujisey Xannibaad Wariyayaasha Lagu Soo Rogey

Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj, ayaa walaac ka muujiyay amar  ka soo baxay maareeyaha amniga ee garroonka dayuuradaha Muqdisho Cabdi Ashkir Jaamac, kaas oo muddo 60 casho ah wariyayaasha loo diidey inay wax shaqo ah u aadaan garroonka dayuuradaha Muqdisho, iyagoo aan fasax ka heysan maamulka garroonka.

from VOA http://ift.tt/2cnwT3Z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment