Friday, September 30, 2016

Dhalinyaro u Xiran Budhcadeednimo oo Dacwadooda dib loo Dhigay

Waxaa maanta la filayey in maxkamad la horkeeno dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhan xabsi ku yaalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya kuwaas oo loo haysto falal budhcadbadeednimo, hase ahaatee dacwadooda waxaa dib loo dhigay illaa 13 October.

from VOA http://ift.tt/2dwN317
via IFTTT

No comments:

Post a Comment