Saddex qof oo shacab ah ayaa geeridooday kadib markii ay maanta miino la qaraxday baabuur rayid ah oo ka yimid dhanka deegaanada Gosha kuna sii jeeday magaalada Kismaayo. from VOA http://ift.tt/2ct8xrn via IFTTT
No comments:
Post a Comment