Safaaradda Soomaaliya ee dalka India ayaa beenisay wararka sheegaya in dil lagu xukumay qaar ka mida maxaabiis loo haysto falal budhcad badeednimo oo ku xidhan jeel ku yaalla magaalada Mumbai ee dalka India
from VOA http://ift.tt/2daMDdw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment