Wednesday, September 21, 2016

Mowduucyada Dooda Clinton iyo Trump oo la Shaaciyey

Wariyaha hagi doona dooda koowaad ee foolka foolka u dhax mari doonta Isniinta soo socota musharaxiinta doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka ee Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa soo saaray saddexda mowduuc ee ay doodda xooga saari doonto.

from VOA http://ift.tt/2d7SCye
via IFTTT

No comments:

Post a Comment