Shirka magaalada Jowhar uga socdo odayaasha dhaqanka iyo duubabka qaar ka mid ah beelaha dega Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa waxaa la isku mari la'yahay qeybsiga xildhibaanada uu yeelan doono maamul goboleedka la rabo in loo dhiso Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.
from VOA http://ift.tt/2cw01H9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment