Saturday, September 24, 2016

Duqayn ka Socota magaalada Xalab ee Syria

Duqeyn aan kala go'o laheyn oo ka dhan ah qaybta uu mucaaradka haysto ee magaalada Xalab ee dalka Syria ayaa sii socota maanta oo Sabti ah iyadoo dhismayaal badan dhulka lala simay.

from VOA http://ift.tt/2d6Rwlw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment