Monday, September 19, 2016

Lacag la Sheegay in Lagala Baxay Bankiga Dhexe ee Somalia

Sarkaal ka Tirsan Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Khasnadda Dawladda ay ka maqan tahay lacag gaadhaysa 48,000 oo Dollar isaga oo Eedayn u soo jeediyey saraakiin ka tirsan dawladda oo uu sheegay inay hor istaageen amaro maxkamadeed.

from VOA http://ift.tt/2d69CcU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment