Sunday, September 18, 2016

New York: 29 Qof oo Qarax ku Dhaawacmay

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay deegaanka Chelsea ee ku yaalla magaalada New York sida ay sheegeen masuuliyiinta magaaladani. Maayarka New York Bill DeBlasio ayaa sheegay in qaraxani uu ahaa mid ula kac ahaa

from VOA http://ift.tt/2czOqsK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment