Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug oo maamulka Galmudug uu sheegay in lagu dilay askar badan. from VOA http://ift.tt/2doEzE4 via IFTTT
No comments:
Post a Comment