Friday, September 16, 2016

Ololaha Trump: Obama Wuxuu ku Dashay Mareykanka

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump – ama ugu yaraan ololahiisa doorasho ayaa khamiistii sheegay inuu rumeysan yayah in madaxweyne Obama uu ku dhashay dalka Mareykanka, kadib sanado badan oo uu su'aalo ka keenay muwaadannimada madaxweynaha.

from VOA http://ift.tt/2cOf8A5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment