Thursday, September 15, 2016

Jubaland oo Ceyrineysa Xaasaska iyo Caruurta Shabaab

Maamulka Jubbaland ayaa maanta soo saaray amarro uu deegaanada uu ka taliyo uga rarayo Xaasaska iyo cararta xubnaha ka tirsan Kooxda Al-Shabaab, oo ay ku eedeeyeen inay ku lug leeyihiin weerarada AlS-habaab ee ka dhaca deegaanada Jubbooyinka.

from VOA http://ift.tt/2cBbOmZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment