Sunday, September 18, 2016

Maqdisho Oo Laga Mamnuucay Bannaanbaxyada Siyaasadeed

Maamulka gobolka Benaadir ayaa maanta soo saaray amar lagu mamnuucayo in magaalada lagu qabto kulamo iyo dibadbaxyo aanu maamulku ka warqabin.

from VOA http://ift.tt/2cAkjBs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment