Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa'id oo Arbacadii qabtay, waxa uu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Jubbada Hoose.
from VOA http://ift.tt/2cXnbGw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment