Ganacsiga Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ayaa maanta gelinkii hore hakad galay, ka dib markii suuqa ay xireen ciidamada dowladda Somalia oo howlgallo dhinaca amaanka ah ka sameynayay. from VOA http://ift.tt/2cI3LYw via IFTTT
No comments:
Post a Comment