Wednesday, September 21, 2016

Banaanbax Ka Dhan ah Kenya oo Muqdisho ka Dhacay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku banaan baxay boqolaal qof oo u badan dumar si ey taageero ugu muujiyaan dadaalka dowladda Soomaaliya ee ku aadan muranka dhinaca badda ee kala dhaxeeya Kenya.

from VOA http://ift.tt/2d1FHiO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment