Tuesday, September 27, 2016

Sharmaarke oo Diiday Go'aanka Guddiga Doorashada

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa diiday go'aan kasoo baxay guddiga doorashada Soomaaliya oo ku saabsanaa qaabka soo xulista xildhibaanada ka imanaya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

from VOA http://ift.tt/2cSuL5i
via IFTTT

No comments:

Post a Comment