Wednesday, September 21, 2016

Qarax ka Dhacay Muqdisho oo lagu Dilay Sarkaal Sare

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax ka dhacay maanta agagaarka isgoyska Jubba uu ku dhintay sarkaal sare oo ka tirsan hay'adda nabadsugidda Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2dbhvhd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment