ALLA ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay taliyihii guutada saddexaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale "Goobaale" kadib marki baabuur uu watay lagu dhiftay gaari ay saarraayeen walxaha qarxa.
from VOA http://ift.tt/2d84gtv
via IFTTT
No comments:
Post a Comment