Ra'iisul Wasaaraha Britain Theresa May oo markii ugu horeysay ka hor hadleysay shirka Golaha Guud ee QM ayaa ballan qaaday in Britian ay kordhineyso taageerada Somalia ee ku aadan la dagaalanka Al-Shabaab.
from VOA http://ift.tt/2d8v10m
via IFTTT
No comments:
Post a Comment