Tuesday, September 13, 2016

Michael Keating oo ka Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia, Danjire Michael Keating oo waraysi gaar ah siiyay VOA Somali ayaa ka hadlay in Qaramada Midoobay ay gacan ka gaysan doonto sugidda amniga xiliga doorashooyinka dadban ay dalka ka dhacayaan.

from VOA http://ift.tt/2cX4Ehj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment