Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa la filayaa in maanta ay ku shiraan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya markii ugu horreysay tan iyo sanaddii 1986-kii markaasi oo ururka la aasaasay. from VOA http://ift.tt/2cW7LpD via IFTTT
No comments:
Post a Comment