Monday, September 26, 2016

Wicitaanka Dhageystaha: Shirka Jowhar

Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, oo toddobaadkan diiradda aan ku saareyno shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, oo dhawaan la shaaciyay sida loo kala qoondeeyay xubnaha baarlamaanka maamulka.

from VOA http://ift.tt/2cxhCxB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment