Sunday, September 18, 2016

US oo Ka Cadhooday Markii Ruushku isugu Yeedhay Golaha Ammaanka

Safiirka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay ayaa ka cadhootay hadalka ka soo baxay Ruushka oo uu ugu baaqay golaha Ammaanka Qaramada Midoobay inay yeeshaan kulan degdeg ah galabnimadii sabtida, si ay u eegaan weerarada Maraykanku ka geystay dalka Syria.

from VOA http://ift.tt/2cJPc3R
via IFTTT

No comments:

Post a Comment