Monday, September 19, 2016

Dad Qaraxyadii New York Lagu Tuhmayo oo la Raadinayo

Hay'adda dambi baarista Mareykanka ee FBI-da iyo booliiska magaalada New York ayaa raadinaya dad la tuhunsan yahay iyo xiriir laga yaabo inuu ka dhaxeeyo wax u ekaa bam oo qarxay habenkii sabtida iyo mid kale oo la helay.

from VOA http://ift.tt/2cjDYHx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment